IMF Videos

Soomaaliya waxay gaadey talaabo kale oo muhiim ah Cafinta Deymaha

Iyadoo jiraan jawiyo adag, Soomaaliya waxay bilowday dib u habeyn lagu sameynayo dhisida hay’adaha dhaqaalaha, sare u qaadida dakhliga dowladda iyo hagaajinta maamulka maaliyadeed.