IMF Videos

Hay'adda Lacagta Adduunka iyo Bangiga Adduunka ayaa aqbalay in Soomaaliya ay u qalanto in laga dhaafo deynta

Laga bilaabo maanta, Soomaaliya waxay ilo dhaqaale oo cusub ka heli doontaa jaaleyaasha horumarka. si ay u biloowdo inay dadkeeda ugu dhisto mustaqbal deggan oo barwaaqo leh.